Sidee Ahlu-sunna u aragtaa kursiga Xildhibaanimo ee loo doortay C/samad M. Max’uud?

Kooxda Ahlu-Sunna ayaa War ka soo saartay  kursiga Xildhibaanimo ee loo doortay Cabdisamad Macalin Maxamuud oo uu dhalay hoggaamiyaha kooxdaas Macallin Maxamuud Cabdisalaan Aadan Xuseen oo ah Madaxa Siyaasada Ahlu Sunna ayaa sheegay Cabdisamad Macallin Maxamuud uu qabiilkiisa ku soo baxay balse uusan matalin Ahlu sunna. “Qof kasta oo Soomaali ah xaq wuxuu u leeyahay … Continue reading Sidee Ahlu-sunna u aragtaa kursiga Xildhibaanimo ee loo doortay C/samad M. Max’uud?